Ilhan Cumar Aabaheed oo geeriyooday iyo Warbaahinta Mareykanka oo shaaciyay in…

Xildhibaanada asalkeedu Soomaaliga yahay ee  Ilhaan Cumar kana tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa shaacisay in aabaheed geeriyooday, kadib fariin ay soo dhigtay baraha bulshada  ay ku leedahay. Ilhaan Cumar ayaana fariinteeda oo murugo xumbaarsaneyd ku sheegtay in uu geeriyooday aabaheyd Nuur Cumar Maxamed, mana sheegin Ilhan xanuunka uu u geeriyooday aabaheed. Warbaahinta dalka Mareykanka qaarkood … Continue reading Ilhan Cumar Aabaheed oo geeriyooday iyo Warbaahinta Mareykanka oo shaaciyay in…